Macadka farsamada

Macadka farsamada wuxuu qofka ka bartaa xirfad waxbarashada dugsiga sare ka dib. Waxbarashooyinka waa kuwo dhirirkoodu u dhaxeeyo hal illaa saddax sano waxeeyna isugu jiraan kuwo buugaagta laga akhristo iyo kuwo goobaha shaqada lagu sameeyo.

Ma jiraan xuduud da'eed si loo dalbado macadka farsamada.

Ka akhriso wax dheeraad ah oo ku saabsan Macadka farsamada luqaddaada halkan! External link, opens in new window.

Box 1, 888 88 Söderhamn

0270-766 32

kommun@soderhamn.se

© Copyright 2017 informationsoderhamn.se