Jaamacadda ama machad jaamacadeedka waxaadka baran kartaa barnaamijyo ama koorsooyin gaar ah dugsiga sare ka dib.
Si aad ugu qalanto koorso ama waxbarasho, shahaadada dugsiga sare waxaa laga rabaa inay ku siiso ogolaanshaha.
Box 1, 888 88 Söderhamn
0270-766 32
kommun@soderhamn.se
© Copyright 2017 informationsoderhamn.se