Dugsiga xannaanada

Laga soo bilaabo markii uu ubadkaagu gaadho 1 sano waxay dhigan karaan dugsiga gogoldhigga. Xanaanada, ciyaarta waxay muhiim u tahay horumarka iyo waxbarashada ilmaha. Caruurtu waxay isku dayaan in ay isu muujiyaan heeso, qoob ka ciyaarka, sawir iyo rinjiyeynta.

Ilmaha waxey aadi karaan xanaanada Isniita ilaa Jimcaha.

Sabtida iyo Axada waa fasax.

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dugsiga xannaanada iyo barbaarinta. Pdf, 647.5 kB, opens in new window.

Box 1, 888 88 Söderhamn

0270-766 32

kommun@soderhamn.se

© Copyright 2017 informationsoderhamn.se