Dugsiga sare ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso

Dugsiga sare waa dugsi bilaash ah oo iskaa wax u qabso ah kaas oo dhalinyarada leh naafannimada koritaaneed ay dooran karaan inay dhammaystiraan kadib markay dhamaystaan dugsiga aasaasiga ah.

Dugsiga sare waxaa loogu talagalay dhalinyarada da'doodu u dhaxayso 16 ilaa 20 sano.

dugsiga sare wuxuu bixiyaa barnaamij shakhsi ah.

Barnaamij kasta wuxuu ka yar yahay 4 sano wuxuuna ka kooban yahay maadooyin.

Akhri wax dheeraad ah oo ku dugsiga sare ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso. External link, opens in new window.

Box 1, 888 88 Söderhamn

0270-766 32

kommun@soderhamn.se

© Copyright 2017 informationsoderhamn.se