Parkeringsskiva

Booska la dhigto baabuurta

Degmada Soderhamn oo dhan waxey lee yahiin meelo baabuurta ama gawaaridda la dhigto oo lacag la aan ah meel kastana waxey leeyahii waqti cayiman.

Calaamada waqtiga waa in aad saartaa gaariga marka aad dhiganeyso booska baabuurta.

Haddii aadan haysan calaamada waqtiga gaariga la dhigto, waxaad ka heli kartaa meelahaan:

Rådhuset, Förvaltningshuset, Maktabadda magaalada, kundtjänst (Faxholmsgatan 3) iyo saldhigyada batroolka ee bartamaha Söderhamn.

Söderhamns kommun, 826 80 Söderhamn

0270-75000

info@soderhamn.se

© Copyright 2017 informationsoderhamn.se